SE04EP15 Deegaanka & Duurjoogta: Huda Cali Banfas
Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax

Categories:
Send us a text Waa barnaamijka Deegaanka & Duurjoogta. Waxa aan xaaladda duurjoogta dalka kala sheekaystay Huda Cali Banfas oo shaqadeedu tahay badbaadada iyo daryeelka duurjoogta. Dhegaysi wacan! Support the show