Muqdisho Podcast
A podcast by Kamal
129 Episoade
-
Gudoomiye BFS Aadan Madoobe Xoog ugu jira guriga Hooyo soomaaliyeed waraysi gaara
Publicat: 04.04.2023 -
Waraysi Abdalla Muumin Godja jilacoow kaga waramay, Tixane Q1-AAD
Publicat: 03.04.2023 -
Xogaha qarsoon ee Godka Jilacoow,Abdalla muumin ,Q2-aad
Publicat: 03.04.2023 -
Waraysi xasaasi ah Xogaha kaa qarsoon ee garsoorka dalka Q3-aad
Publicat: 03.04.2023 -
GERMANY SHARCIYA SIINAYA DADKA HAYSTA SHARCIGA GREECE IYO..
Publicat: 20.03.2023 -
Waraysi arimaha qaxootiga soomaalida ee jarmalka degan , Bidhaan Xaaji dahir ayaa qaaday
Publicat: 27.02.2023 -
waraysi safiirka UK u fadhiya soomaaliya Amb. Abdulqadir khayr
Publicat: 24.02.2023 -
Jaaliyada uk ka hadlay dib u furida safaarada soomaaliya ee dalka ingiriiska
Publicat: 18.02.2023 -
Taliye Shuute ka hadlay dhibaatada uga timaada dacwadaha ay qaadaan iyo xakunada maxkamadu rido,
Publicat: 12.01.2023 -
Siyaasi Mohamed Shiine Shir jaraa,id kaga waramay xaalkada dalka marayo
Publicat: 11.01.2023 -
Waraysi xiiso leh uu bixiyay Wasiirka cadaalada iyo dastuurka Soomaaliya Mudane Hassan Macalin
Publicat: 11.01.2023 -
Sheekada wiil isu dili rabay xanuunka maskaxda oo ku dhacay.
Publicat: 11.01.2023 -
Ganacsatada Qaadka Miiroowga oo ka cabanaya Canshuur kordhinta,
Publicat: 01.12.2022 -
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warbin xassasi ka jeediye shirka IOM ee caalamiga aduunka
Publicat: 30.11.2022 -
RAAD RAAC Waa Maxay Siyaasada Madaxweyne Xasan Shiikh faalada 1aad
Publicat: 29.11.2022 -
Askari jowhar ku dilay Nin darawal ah,
Publicat: 29.11.2022 -
Axmed Madoobe oo Isbedel Xoogan ku Sameye Sarakiil iyo Maamulo Gobol iyo Darwa Gaari oo Dil loogeeyste
Publicat: 29.11.2022 -
Madaxwayne Hassan Sheekh ayaa daah furay shirka Maalgashiga Soomaaliya
Publicat: 28.11.2022 -
Kulankii wadajirka labada Golle ee Barlamanka JFS oo maanta baaqday.
Publicat: 28.11.2022 -
France 4-1 Australia World Cup Group D
Publicat: 22.11.2022
Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….
